Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Horumarka Kubadda Cagta Somalia


Xiriirka Kubadda Cagta ee Aduunka ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yirahdo (FIFA), ayaa markii ugu horeysay, muddo ka badan 20 sanadood , ka bilaabay Somalia koorsooyin tababar oo loo fidinayo macalimiin da' yar oo iyana tababari doona caruurta.

Tababaradan oo qeyb ka ah Mashruuca FIFA ee la magac baxay Goal Project, ayaa looga dan leeyahay in lagu horumariyo ama lagu soo saaro dhalinyaro xirfad leh oo yar yar oo cayaara Kubadda Gacta.

Barnaamijka wicitaanka dhageystaha oo arintaasi iyo guud ahaan cayaaraha Kubadda Cagta ee Somalia ku saabsan todobaadkan halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:19:22 0:00
XS
SM
MD
LG