Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Moscow: Maxamed Faarax oo Markale Guuleystay


Maxamed Faarax oo markale ku guuleystay 10ka kun iyo 5ta kun ee mitir.
Maxamed Faarax oo markale ku guuleystay 10ka kun iyo 5ta kun ee mitir.
Magaalada Mosow waxaa xalay taariikh dhigay orodyahan Maxamed Faarax oo dabcan asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya balse u orda dalka Biritan kadib markii uu noqday ninkii labaad ee dunida ee ku guulaysta 10-ka kun ee mitir iyo 5-ta kun ee mitir ciyaaraha olombikada iyo kuwa caalamiga ee IAAF.
Mo Farah oo markii uu guuleystay farxad darteed eebe sujuud ugu mahadnaqaya.
Mo Farah oo markii uu guuleystay farxad darteed eebe sujuud ugu mahadnaqaya.

Graoonka xalay uu ku orday ee magaalada Moscow waxaa ku sugnaa Cabdilqaadir Carraale Cumar Agaasimaha Ciyaaraha Fudud ee Soomaaliya. Haaruun Macruuf ayaa ugu horrayn weydiiyey sida orodku u dhacay. Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00
XS
SM
MD
LG