Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Mucaaradka iyo Dowladda oo Kulmay


Afhayeenka Mucaaradka Djibouti Dahir Axmed Faarax (DAF).
Afhayeenka Mucaaradka Djibouti Dahir Axmed Faarax (DAF).
Afhayeenka isbahaysiga mucaaradka ee USN, Daahir Axmed Faarax oo tan iyo bishii July xabsiga ku jiray ayaa VOAda u sheegay in wajigii koowaad ee wada hadallo u dhexeeya labada dhinac ay maalintii shalay bilowdeen.

Sii dayntiisa ayaa afhayeenku ku macneeyay inay timid ka dib markii uu dhamaystay mudadii lagu xukumay.

Isbahaysiga mucaaradka ee Djibouti ayaa ku baaqaya in la sii daayo dhammaan maxaabiista ka tirsan mucaaradka.

Waraysiga afhayeenka mucaaradka Djibouti ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00
XS
SM
MD
LG