Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Ammaanka ee Gobolka Baay


Bartamaha Baydhabo
Bartamaha Baydhabo
Kulan looga hadlayey amniga Gobolka Bay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydbaba, waxaana ka soo qayb galay maamulka gobolka iyo odayaasha dhaqanka.

Kualnkan ayaa dadka kaa soo qayb galay waxay sheegeen in Gobolkaasi meelo badan oo ka mid ah ay weli ka taliso xarakada Al-Shabab.

Maamulka gobolka ayaa sheegay in gobolka Baay aanu dhammaantiis xor ahayn loona baahanyahay in laga xoreeyo al Shabaab.

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Bay, Shiine Macalin Nuurow ayaa sheegay in al Shabaab ay weeraro joogta ku hayaan magaalada Baydhabo.

Dhinaca kalena, maamulka ayaa ku eedeeyay ciidan hubaysan oo ka tirsan milatariga dowladdu inay ay jidgooyi dhigteen waddooyinka gobolka.

Faahfahinta warkaasi ka dhegayso dhinaca hoose ee boggan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00
XS
SM
MD
LG