Inkastoo ka faa'ideysa Qeyraadka biyaha Badda Somalia uu ahaa mid aan ka soo qaad laheyn mudadii 20 sano ka badneyd oo ay dagaalada sokeeye ka jireen Somalia, hadana waxaa jiray kaluumeysato yar yar oo doomo yar ku soo jalaabta kaluun ka dibna u iib geysta suuqyada Magaalooyinka.
Magaalada Muqdisho waxaa ku yaala suuq kaluumeysata yar yar ay ku iibiyaan kaluunka.
waxaana haatan kaluunkaasi oo tirada ay badda ka soo qabtaan uu aad u yar iyo baahida ay magaaladu u qabto oo badan, kor u sii kacaya qiimaha kaluunka.
Wariyeheena Magaalada Muqdisho Axmed Xassan Colaad oo booqday suuqaasi Xamar Weyne ee Kaluunka ayaa barnaamijka ganacsiga ee todobaadkan inoogu haya arintaasi.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka Ganacsiga.