Isku xirrada

Sawirro: Guusha Mo Farah

Orodyahanka Mo Farah ayaa ku guuleystay biladda dahabka kadib markii uu ku guuleystay tartanka 10 kun ee Mitir ee caalamka
Warar Kale

Mo Farah oo farxad darteed u sujuuday kadib markii uu ku guuleystay biladda dahabka ee orodka 10-kun ee caalamka.
1

Mo Farah oo ku guuleystay biladda dahabka ee orodka 10-kun ee mitir. Moscow.
2

Mo Farah oo dabaaldegaya kadib markii uu ku guuleystay biladda dahabka ee orodka 10 kun ee mitir.
3

Mo Farah oo biladda uu ku guuleystay u xiraya gabadhiisa Rihana
4

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG