Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Dr. Maxamed X. Ciise (Liibaan) oo ah madaxa Xafiiska Iskaashiga Caalamiga ah ee Jaamacadda Muqdisho. Dr. Maxamed Waxa uu sharxayaa heerka waxbarashada sare ee Somalia oo dhawaan uu Mac-hadka Heritage ee magaalada Muqdisho uu wax ka qoray.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.