Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doon u Rarneyd Ganacsato Somali ah oo Quustay


Doon u rarneyd ganacsato Soomaali ah oo muddo seddex beri ah lagu la'aa badda ayaa waxaa la shaaciyey inay doonidaasi quustay.

Doonta ayaa waxa ay xoolo ka soo rartay magaalada Berbera waxayna ku sii jeeday magaalada Makha ee dalka Yemen.,

wariyaheena Yemen Jacfar Kuukaay ayaa warbixintan goordhow inoo soo direy.
XS
SM
MD
LG