Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Sahra Yuusuf Qayaad


Sahra
Sahra
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa dhawaan soo saaray warbixin walaac ka muujinaysa xaaladda xasiloonida dhuuniga ee dalka jabuuti iyadoo warbixintu ay xustay in, in ka badan 180 000 oo qof oo reer jabuutiyi ay qarka u saaran yihiin macaluul marka la eego xasilooni la'aanta cunna yarida ee ka jirta dalkaasi.

Dawladda jabuuti aya hore u shaacisay inay ku gacan seydhay war bixinta baarlamanka midowga yurub inkastoo qolyaha mucaaridka siyaasadda ee jabuuti ay so dhaweeyeen warbixintaasi.

Wariyaha VOA ee Jabuuti Ramadaan Muuse ayaa Arrimahaas iyo kuwo kaleba ka wareystay Wasiirka Istaageerista Qaran ee Jabuuti Sahra Yuusuf Qayaad oo marti ku ah Barnaamijka Martida Makarafoonka.

Barnaamijka oo dhan hakan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:14:25 0:00
XS
SM
MD
LG