Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan oo ku saabsan fadliga bisha Ramadan, waxa marti ku ah Imaamka Masjika Abubakar Al-Siddique ee magaalada Minneapolis ee Maraykanka.
Dhageystayaasha VOA ayaa sheekha weydiinaya su'aalo ku saabsan bisha Ramadan.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Dhageystayaasha VOA ayaa sheekha weydiinaya su'aalo ku saabsan bisha Ramadan.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.