Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe: Soomaalida iyo Joojinta Qaadka ee Britain


Barnaamijka Qurbe waxa aynu todbaadkan ku eegeynaa dareenka dadka Soomaaliyeed ee ku aadan joojinta Qaadka ee dowladda Britain.

Dowladda Britain ayaa todobaadkii hore ku dhawaaqday inay dalkeeda ka joojisay Qaadka oo ay cunaan dadyow ay Soomalida ka mid yihiin oo ku nool dalkaas.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Britain Theresa May, ayaa go’aanka ku dhawaaqday maalintii Arbacada, waxaana ay sheegtay in sababta loo qaatay go’aankan ay aheyd si loo badbaadiyo xubanaha taagta daran ee ka mid ka Jaaliyadaha ku nool Britain.

Dhibanayaasha uu qaadku sida gaarka ah u saameysay waxaa ka mid ah Saynab Cabdi oo ku nool magaalada London ee dalka Britain, waxaana ay sheegtay in sabab uu lahaa qaadku uu qoyskeedii ku burburay.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:26 0:00
XS
SM
MD
LG