Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Markab ku Degay Degmada Xaradheere


Wararka ka imanaya magaalada Xaradheere ayaa sheegaya inuu xalay degay markab ku dhowaad laba sano iy badh ku xirnaa halkaasi oo ay haysteen budhcad badeed Soomaali ah.

Markab waxaa lagu magacaabaa ALBEDO waxaana laga leeyahay dalka Malaysiya waxaana la afduubay bishii November ee sanandkii 2011-ka.

Markab ayaa la sheegay inuu degay kadib makrii dabaylo xoog leh ay ku kaceen kadibna biyo ay soo galeen. 11 qof ayaa la sheegay in la la’yahay.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00
XS
SM
MD
LG