Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Cabdiraxmaan Kulmiye Xersi (Cabdiraxmaan Dheere), Ku-xigeenka Wasiirka Gaashaandhigga Somalia.
Wasiir ku-xigeenku waxa uu ka hadlayaa adkeynta ammaanka Muqdisho iyo isku xirka waddooyinka gobolada iyo magaalada Muqdisho. Qodobkan ayaa xukuumadda federalka ee Somalia ay toddobaadkan ka hadashay.
Wasiir ku-xigeenka waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaal Idaacadda VOA.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.