Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Dr. Maxamuud Sh. Nureyni Saciid


Dr Mohamud Sheikh Nureyni Saciid oo ah Guddoomiyaha Ururka Laanqeyrta Cas ee dalka Kenya ayaa waxaa dalka Mareykanka lagu guddoonsiiyey biladda caalamiga ah ee Harris Wofford Global Citizen Award ee sannadka 2013ka.

Dr Saciid oo ah dhakhtar cudurada guud ayaa sidoo kale muddo ka badan 40 sanno xubin ka ahaa Hay’adda National Peace Corps Association oo qaabilsan fulinta adeegyada kaalmada iyo horumarinta bulshada.

Mar uu nagu soo booqdey xarunta VOA ee magaaladan Washington waxaa Dr Saciid uu u waramay Daud Aweis oo ka tirsan Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, wareysiga oo dhanna halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00
XS
SM
MD
LG