Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe: Cabdulqaadir Sh. Maxamed Cusmaan


Maamulaha Dugsi Academy ee magaalada St Paul ee gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka.
Maamulaha Dugsi Academy ee magaalada St Paul ee gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka.
Barnaamijka Qurbe waxaa maanta marti noogu ah C/qaadir Shiikh Maxamed Cusmaan oo ah Maamulaha dugsiga-hoose-dhexe ee Dugsi Academy oo ku yaalla magaalada St Paul ee gobalka Minnesota.

Cabdulqaadir Sh. Maxmed ayaa magaaladan Washington uga qayb galaya shirwaynaha Iskuullada dadweynaha qeybta lagu magacaabo Charter Schools oo maalintii shalay aheyd ka furmay magaalada, waxaana isaga oo nagu soo booqday istuudiya VOA uu Barnaamijka Qurbe uga waramay waxa uu ku saabsan yahay shirweynaha iskuulaadka dadweynaha iyo waxbarashada ardeyda Soomaaliyeed ee gobala Minnesota.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:59 0:00
XS
SM
MD
LG