Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda oo ka Hadashay Jubbaland iyo Sh. Aweys


Dawladda Soomaaliya ayaa ku eedaysay cidiamada Kenya inay la safteen dhinac ka tirsan beelaha isku hayey magaalada Kismayao. Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Dawladda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire oo galabta shir jaraa’id ku qabtay Muqdishu ayaa sheegay in cidamada Kenya ay dhianc raaceen colaada Kismayao.

Dhinaca kalena, afhayeenka madaxtooyada Somalia, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa ka hadlay arrinta Sheekh Xasan Daahir Aweys.

Warbixin iyo wareysi arrimahan la xiriira hoos ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:13:01 0:00
XS
SM
MD
LG