Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan ka Halday Xiritaanka Xasan D. Aweys


Sheekh Xasan Dahair Aweys oo ka tirsanaa ururka Al-Shabab dhowaanna lagu qabtay gobolka Galguduud kaidb markii uu ka soo baxsaday magaalada Baraawe ayaa ku jira gacanta ciidamada nabadsugidda Soomaaliya.

Shaqaaqo ayaa habeenkii xalay ahayd ka dhacday xarunta nabadsugidda ee u dhow Isgoyska FIAT kadib markii odayaasha la socday Shekeh Xasan ay isku dayeen inay ciidamada nabadsugidda ka hor istaagana in Sheekh si gaar ah loo xiro.

Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ahaa xildhibaanno Muqdishu kusoo dhoweeyey Sheekh Xasan Daahir markii laga soo duuliyey Cadaado, xalayna ku sugnaa xarunta nabadsugidda, ayaa ugu horrayn ka hadlaya sida wax u dhaceen.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:49 0:00
XS
SM
MD
LG