Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuuraha Islaamka: Maxaa laga Yeelayaa Sh. Xasan Daahir Aweys


Barnaamijka Ammuuraha Islaamka waxa aynu todobaadkan ku faaqideynaa aragtida waxa laga yeelayo hogaamiyihii xisbi Islaam Shiikh Xasan Daahir Aways oo ku sugan gacanta maamulka Ximan iyo Xeeb ee magaalada Cadaado.

Barnaamijka oo ay ka qeybgalayaan culimo Soomaaliyeed halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:03 0:00
XS
SM
MD
LG