Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Qarax Lala Beegsaday AMISOM


Xiisad ayaa ka taagan magaalada Kismaayo kadib markii saaka qaraxyo is xigey ay ka dhaceen magaalada kuwaasoo mid kamid ah uu ka dhacay agagaarka Masjid Xaaji Jaamac ee Xaafadda Faanoole, qaraxaasi ayaa goobjoogayaashu sheegayaan in lala eegtay ciidamada Nabad ilaalinta u jooga ee AMISOM.

Hal ruux oo dumar ah oo ganacsi ku laheyd wadada dacalkeeda ayaa la sheegay in ay geeriyootey laba caruur ah oo ay waalid u tahayna ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay rasaas fureen ciidamada AMISOM ee qaraxa lala eegtay.

Guud ahaan magaalada ayaa laga dareemayaa Jawi aan deganayn iyadoo la maqlayo rasaas goos-goos ah oo dhacaysa xiliyada qaarkood.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00
XS
SM
MD
LG