Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi ku Saabsan Nin Dabaq iska soo Tuuray


Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Guuleed Maxamed Maxamuud oo 28 sano jir ahaa ayaa dhintay ka dib markii uu iska soo tuuray guri sadex dabaq ah, magaalada Florence ee Dalka Talyaaniga.

Daahir Cali Jimcaale oo ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ah ee qaxootinimada ku jooga dalka Talyaaniga, qaraabana la ah wiilka dhintay ayaa VOA uga waramay waxa loo aaneynayo geerida Guuleed Maxamed.

Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00
XS
SM
MD
LG