Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Qabyaaladda


Barnaamijka wacyigelinta dhalinyarada ee Waa Go'aankaaga.
Barnaamijka wacyigelinta dhalinyarada ee Waa Go'aankaaga.
Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxaad ku maqli doontaan dhibaatada qabyaaladda iyo saameynta ay ku yeelato hormarka dhalinyarada ee dhinac kasta ee nolosha ah.

Sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan xubintii "Maxaa Maskaxdaada ka Guuxaya" iyo qodobo kale.

Barnaamijka waxaa isku soo duwa Maxamuud Ibraahim Cali, waxaana la soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur, Idilkiisna halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:59:33 0:00
XS
SM
MD
LG