Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire Nicholas Kay oo Somaliland Booqday


Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay oo maanta booqashadiisii ugu horaysay ku tagay Somaliland ayaa la filayaa inuu caawa la kulmo madaxweyne Siilaanyo, isaga oo maantana la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdillaahi Cumar.

Danjire Kay ayaa shir jaraa'id oo ay wada qabteen Dr. Maxamed C. Cumar ku sheegay inuu Somaliland u tagey inuu dadka dhageysto.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:44 0:00
XS
SM
MD
LG