Ciidamada la dagaalanka Argagixisada ee Kenya ayaa maanta oo Talaado ah ku magaalada Nairobi ku diley qof looga shakiyey Argagixiso.
Saraakiisha Amniga Kenya ayaa sheegay in ruuxa la diley la aaminsanahay inuu ka dambeyey weeraradii Axaddii ka dhacay Nairobi oo ay ku dhaawacmeen 4 ruux.
Warbixinta dilka qofka looga shakiyey argagixasada halkan hoose ka dhageyso.