Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Talaalka Cudurka Dabeysha oo ka Furmay Somalia


Madaxweynaha oo qaadanaya talaalka cudurka Daheysha, si bulshada loogu wacyi galiyo inay is-talaalaan.
Madaxweynaha oo qaadanaya talaalka cudurka Daheysha, si bulshada loogu wacyi galiyo inay is-talaalaan.
Mashruuc lagu xoojinayo muhimadda talaalka dabeysha ee Soomaaliya ayaa saaka si rasmi ah daaha looga rogay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta munaasabadii daahfurka waxa ay isku hor-tallaaleen warbaahinta horteeda, iyagoo dadka ku dhiiri galinaya inay is-tallaalaan si loo dabar jaro cudurka dabeysha.

Soomaaliya ayaa ka mid noqotey 4ta dal ee dib looga heley cudurka dabeysha ka dib warbixintii WHO ee lagu shaaciyey in la dabar gooyey cudurka.

Faahfaahinta warkaas halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00
XS
SM
MD
LG