Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Isbaddalada Xafiisyada QM ee Soomaaliya


Calanka Qaramada Midoobay
Calanka Qaramada Midoobay
Barnaamijkeena Faaqidaadda Todobaadka waxa aynu ku lafa gureynaa, xafiisyadii siyaasadda iyo howlgalladdii kala danbeeyey ee QM kaalintii ay ku lahaayeen siyaasadda Soomaaliya, iyo xafiiskan cusub ee UNSOM ee dhawaan la magacaabay waxa uu kuwii hore kaga duwan yahay.

Barnaamijka waxaa isku soo duway halkanna ka soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:35:52 0:00
XS
SM
MD
LG