Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nicholas Kay oo Wareysi Gaar ah Siisay VOA


Nicholas Kay
Madaxa Hawlgalka Cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay inay bilow cusub u tahay Qaramada Midoobay Soomaaliya kadib markii uu maanta yimid Muqdishu si uu u hoggaamiyo hawlgalka lag magacaabo UNSOM. Nicholas Kya oo goor dhowayd waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in hawlgalka cusub waajibkiisu tahay kaalmaynta dawladda Soomaaliya, mamaul wanaagga, dib u heshiisiin, dib u habaynta amniga iyo arrimaha xuquuqda aadanaha.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00
XS
SM
MD
LG