Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyada Turkiga oo la Filayo inay sii Socdaan


Dibadbaxyo socday labadii maalmood ee u dambeeyey ayaa qaboobay Sabtidii shalay, markii booliisku uu dib uga gurtay fagaarihii la isku hayey, hase yeeshee waxa la filayaa in Axadda maanta ah uu dib u bilowdo.

Wararka ka imanaya Turkiga ayaa sheegaya in dad badani ay ku dhaawacmeen, qaar kalena la qabqabtay. Waxa kale oo jira burbur loo geystay baabuur iyo hanti kale oo goobta rabshaduhu ka socdaan ka agdhaweyd.

Wareysi arrintaas ku saabsan, hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00
XS
SM
MD
LG