Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Addis: Kulamadii Madaxda Afrika oo Bilaabmay

Waxaa manta xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa ka furmay kulankii 21-aad ee Madaxweynayaasha Afrika oo lagaga hadlayo qorshayaasha soo socda ee Afrika.

Qodobada looga hadlayo waxaa ka mid ah xaaladda amniga ee Soomaaliya.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG