Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Shaqo La'aanta


Barnaamijka waa Go'aankaaga ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan dhibaatada dhalinyarada ka heysta helitaanka shaqooyinka, qeybtii qeybtii "Maxaa maskaxdaada ka Guuxaya" iyo qodobo kale.

Barnaamijka waxaa isku soo duway Maxamuud Ibraahim Cali waxaana la soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:59:46 0:00
XS
SM
MD
LG