Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Howlgallo Amni oo ka Socda Muqdisho


Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa howl gallo dhinaca amaanka lagu sugayo ka wada magaalada Muqdisho.

Ciidamda ayaa Hawlgaladan ka fuliyey degmooyin ay ka mid yihiin Wardhiigley, Howlwadaag, Yaakhshiid, Hodan iyo Heliwaa, gaar ahaan xaafadaha ku teedsan wadooyinka 30ka iyo warshadaha.

Talaabadan ayaa Afhayeenka AMISOM Col. Ali Adan Hamud uu kaga hadlay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdishu

Warbixinta howlagalada iyo goobjooge VOA u waramay halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:54 0:00
XS
SM
MD
LG