Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garowe: Xeerka Saxaafadda oo laga Dooday


Magaalada Garowe waxaa lagu soo gabagabeeyey kulan wadatashi ah oo dib u loogu eegayey xeerka saxaafadda Puntland, kaasoo ay u dhammeyd Saxaafadda gobolku.

Wasaaradda warfaafinta iyo ururrada aan dowliga ahayn ayaa kulanka ka qeyb galay. Shirkaasi waxaa soo qabanqaabisey dalladda ururrada aan dowliga ahayn ee Puntland Punsa, kaaso lagu soo bandhigay xeer qabyo ah oo muddo badan muran ka taagna oo ay soo diyaaarisay wasaaradda warfaafintu.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa hoos ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00
XS
SM
MD
LG