Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Dowladda oo Xiray Isgoyska KM4


Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray isgoyska muhiimka ah ee KM4 ee magaalada Muqdisho kadib markii shalay qarax baabuur oo ismiidamain ah uu ka dhacay waddadaasi.

Qaraxa ayaa lala beegsaday baabuur ay saarnaayeen wafdi ka socday dalka Qadar.

Qaraxa ismiidaaminta ayaa waxaa ku dhintay kudhawaad 10 qof, waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 20 kale.

Ciidamada dowladda ayaa wada baadhitaanno ay ka wadaan goobtii uu qaraxa baabuurku ka dhacay.

Warbixinta oo dhamesytiran halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00
XS
SM
MD
LG