Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu weeraray colonyo baabuur ah oo sidday wafdi ka socday wadanka Qadar oo marayey wadada Lambar 4 ee magaalada muqdisho.
Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 qof waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 20 kale, sida ay VOAda u sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Wararka ayaa sheegaya in wafdiga Qadar ay ka badbaadeen qaraxa lagu weeraray.
Qaraxan ayaa ku soo aadaya xilli ay maalmahaan magaalada muqdisho ka socdeen howlgallo amaanka lagu sugayo.
Masuuliyadda qaraxa ayaa waxaa sheegtay ururka Alshabaab.

Sawirro: Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho
1/8
Qarax ka dhacay wadada KM 4 ee magaalada Muqdisho
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu weeraray wafdi ka socday dalka Qadar oo booqanayey magaalada Muqdisho.
2/8

3/8

4/8

5/8

6/8
QaraxQarax ka dhacay wadada KM 4 ee magaalada Muqdisho
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu weeraray wafdi ka socday dalka Qadar oo booqanayey magaalada Muqdisho.
Previous slide
Next slide