Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan Shiikh oo Muqdisho ku Laabtay


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Cabdiraxmaan faroole, ayaa shir jaraa'id oo wada jir ah ku qabtay magaalada Garoowe ka dib kulan saacado dheer qaatay oo qodoba muhiim looga dooday.

Shirkan oo soconayey ku-dhawaad lix saacadood, ayaa labada dhinac dood dheer ka dib waxaa ay isku afgarteen in wadahadalo dheeraad ah laga yeesho qodobo lagu kala aragti duwanaa oo ay ka mid yihiin sida looga qeyb galyo shirka London iyo maamul u sameynta gobalada Jubooyinka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shirka Jaraa'id ka dib waxa uu dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00
XS
SM
MD
LG