Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe: Ururka Dhalinyarada SNYC ee Norway


Barnaamijka Qurbe waxaad ku maqli doontaan wareyski ku saabsan, Dalad ay ku mideysan yihiin dhalinyaro wax ka barta wadanka Norway oo gacan ka geysta dhiirigalinta waxbarashada iyo ka hortagga daroogada iyo qabyaaladda..

Ibaraahim Cabdulqaadir abuukar “Khaliil” oo ah Gudoomiyaha Somali National Youth Community, ayaa Barnaamijka Qurbe uga waramay arrimo ay ka mid yihiin doorka urukooda ee bulshada iyo caqabadaha ay la kulmaan dhaliyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:54 0:00
XS
SM
MD
LG