Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay gaartay 29 qof. Dhinaca kale, dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ka waramay sida ay wax u gaareen iyo sida uu xaalku ahaa markii weeraradu socdeen.
Dadkii dhaawacmay waxa ka mid ahaa ku-xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somalia, Xasan Cabdinuur Cabdiraxmaan oo ku jira cisbitaal Madina. Xasan waxa uu ka waramayaa sida wax u gaareen.
Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.