Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha # 157


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxaad ku maqli doontaan qeybtii 2aad ee sheekadii la magac baxday Qiiqii Ceel-cad oo todobaadkii hore aad qeybteedii koowaad dhageysateen.

Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"

Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:14 0:00
XS
SM
MD
LG