Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tunis: Qaxooti Cuntada ka Soomay


.
.
Ku dhawaad 300 oo qof oo qoxooti ah oo iskugu jira Somali, Ethiopian, Eritrean, Sudan & Chad ayaa mudaharaad cabasho ah oo ay cuntada ka soo meen ka hor dhigaya banaanka hore ee xarunta UNHCR ee magaalada Tunis ee dalka Tunisia.

Dadkan oo muddo laba sanadood ah ba ku jiray xero qoxooti oo la yiraahdo Shousha ayaa sheegay in lagu war galiyay in xeradaasi la xidhi doono bisha June ee fooda inagu soo haysa iyagana degenaansho laga siin doono dalkaasi ay ku sugan yihin.

Qoxootigan oo arintaasi ka biyo diiday ayaa in ka badan todobaad hor tuban xaruntaasi xili cimilada magaalada Tunis na ay tahay mid aad u daran oo roobab iyo qabaw badani ka jiro.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:55 0:00
XS
SM
MD
LG