Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo Hub Siisay Soomaaliya

Qeyb ka mid ah qalabka deeqada ah ee Jabuuti.

​Dowladda Jabuuti ayaa maanta guddoonsiiyey dowladda Soomaaliya hub ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwo gaashaaman iyo kuwo loo adeegsado xamuulka ciidanka.

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo maalintii labaad booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa deeqda hubka ah ka guddoomay dowladda Jabuuti.

Ra’iisul Wasaare Saacid oo munaasabadda hubka lagu guddoonsiianayey Soomaaliya ka hadlay, ayaa waxa uu u mahadceliyey dowladda Jabuuti, waxa uuna sheegay in hubka la siiyey ay u adeegsan doonaan sidii uu ammaanka dadku uu usoo gali lahaa gacanta dowladda, ayna hubkan u adeegsan doonaan si mas’uuliyadi kujirto.

Munaasabadda hub wareejinta ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi iyo Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Jabuuti Xasan Dharaar Hufane.

Deeqda Hubka ee Jabuuti Siisay Somalia

Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
1/16 Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya C/xakiim Fiqi oo ka hadlaya munaasabadda guddoonka deeqda hubka ee Jabuuti.
2/16 Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya C/xakiim Fiqi oo ka hadlaya munaasabadda guddoonka deeqda hubka ee Jabuuti.
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Wasiirka Gaashaadhiga Jabuuti Xasan Dharaar Hufane oo ka hadlaya munaasabadda deeqda hubka ee Jabuuti.
3/16 Wasiirka Gaashaadhiga Jabuuti Xasan Dharaar Hufane oo ka hadlaya munaasabadda deeqda hubka ee Jabuuti.
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Wasiirada Gaashaandhigga ee Jabuuti iyo Soomaaliya oo  kala guddoomay deeqda.
4/16 Wasiirada Gaashaandhigga ee Jabuuti iyo Soomaaliya oo  kala guddoomay deeqda.
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Wasiirada Gaashaandhigga ee Jabuuti iyo Soomaaliya oo kala saxiixanaya heshiis
5/16 Wasiirada Gaashaandhigga ee Jabuuti iyo Soomaaliya oo kala saxiixanaya heshiis
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
6/16 Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
7/16 Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
8/16 Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
9/16 Qeyb ka mid ah deeqda qalabka ciidanka
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
10/16 Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
11/16 Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya oo qalabka deeqda indha-indheynaya
12/16 Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya oo qalabka deeqda indha-indheynaya
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya oo qalabka deeqda indha-indheynaya
13/16 Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya oo qalabka deeqda indha-indheynaya
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
14/16 Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
15/16 Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
16/16 Ra'iisul-wasaarayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya oo ku sugan munaasabadii deeqda
Ra'iisul-wasaare Saacid oo Jabuuti ka guddoomay deeq hub ah
Previous slide
Next slide
XS
SM
MD
LG