Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka oo ka Dooday Qodobo Muhiim ah


Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qodobo ay ka mid ahaayeen dilal aan sharciga waafaqsanayn oo dhowaan ka dhacay magaalada Muqdishu.

Doodda xubnaha baarlamaanka ayaan ahayn mid horey u qorshaysnayd in qodobadaas laga doodo.

Xildhibaanada ayaa kal-fadhigooda uga hadlay dilal dhawaan loo geystay qaar ka mid ah maxaabiis ku xirneyd xabsiga dhexe oo ay gacanta ku heysay hay'adda nabad sugidda, kuwaasi oo meydadkooda lagu arkay qaar ka mid ah degmooyinka gobalka Banaadir.

Warbixinta doodda baarlamaanka halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00
XS
SM
MD
LG