Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Sumoobay Somaliland


Siddeed qof oo iskugu jira caruur iyo dad waaweyn ayaa ku sumoobay deegaanka War Idaad oo u dhow Burco, iyaga oo hadda xaalado kala duwan ku sugan.

Cusbitaalka magaalada Burco ayaa goor dambe oo shalay ah la keenay siddeedan qof oo xaaladooda caafimaad liidato, kadib markii sida la rumaysan yahay ay ku sumoobeen hilib ay cuneen.

Dadkan oo laga keenay deegaanka War Idaad ayaa la sheegay in ay labadii maalmood ee la soo dhaafay la il darnaayeen shuban iyo matag haatana lagu daawaynayo cusbitalka Burco sida uu ku soo waramayo wariyahayaga Ismaaciil Xuseen Farjar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00
XS
SM
MD
LG