Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Caafimaad ee Nelson Mandela


Kaniisadaha ku yaal guud ahaan dalka Koonfur Africa ayaa maanta oo Axad ah qabanaya xaflado ay ugu duceynayaan Madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela, oo muddo afar maalmood ah ku jiray cusbital looga daweynayo oof wareen kaga dhacay sambabada.

Dhowr boqol oo qof ayaa isugu soo uruuray Kaniisadda Regina Mundi ee magaalada Soweto – halkaa oo mar xudun u aheyd halgankii ka dhanka ahaa Midab Takoorka.

Sabtidii shalayna xafiiska madaxweyne Jocob Zuma ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Mandela ay soo hagaageyso.

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaaladda Caafimaad ee Mandela waxaa warbixintan kooban inooga diyaariyey wariyeheena Maxamaed Colaad Xassan. Warbixintana halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00
XS
SM
MD
LG