Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Kufsiga Barakacayaasha


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaan ku eegeynaa gabood-faladda lagula kaco haweenka barakacayaasha ku nool Muqdisho oo dhawaan Ha'adda Human Rights Watch ay sheegtay in loo geysto kufsi, garaacis, iyo cunnada iyo hoyga oo loo diido.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Somalia Cabdixakiim Xaaji Maxamud Fiqi, Guddoomiyaha Daladda Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Africa Xasan Shire Shiikh, iyo Sahra Maxamed Axmed oo madax ah ka ururka haweenka ee SWDC ee ka dhisan magaalada Muqdisho.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:32:36 0:00
XS
SM
MD
LG