Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha # 155

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa aad ku maqli doontaan, gabayadii iyo halgankii Ismaaciil Mire oo ahaa gabyaa ka tirsanaa dagaalyahanadii daraawiisheed ee geesinimada ku tilmaanaa.

Barnaamijkan waxaa markasta noo soo diyaariya soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali "Idaajaa"

Halka hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:16 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG