Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Booqashada RW Saacid ee Kismaayo


Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta lagu wadaa inuu booqdo magaalada Kismayo oo ay uga sii horeeyeen wasiiro ka tirsan dawladda Somalia iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia.

Ra'iisal Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu wadahadalo dhameystiran la yeelo maamulka magaalada oo in muddo ahba ay isku diidanaayeen maamul-u-sameynta Jubbooyinka.

Warbixin arrintaas ku saabsan oo uu inoo diyaariyey wariye Maxamed Colaad Xasan hoosta ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:06:59 0:00
XS
SM
MD
LG