Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isbarbardhigga Soomaalida Sweden iyo Kuwa Maraykanka


Jaamacadda Lund ee dalka Sweden ayaa qortay warbixin ay ku sharxayso in Soomaalida Maraykanku ay ka shaqo helis iyo galaangal badan yihiin kuwa ku nool Sweden.


Wareysi arrintaas ku saabsan oo aan la yeelanay Maxamed Xaaji Xuseen Raage oo ah warfidiyeen madaxbanaan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00
XS
SM
MD
LG