Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Khabiir Jamaal Cali Xuseen


Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Jamaal Cali Xuseen oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ah, horeyna madax uga soo noqday bangiyo caalami ah oo dhowr ah.

Jamaal waxa uu ka hadlayaa xaaladda dhaqaale ee Somalia, iyo waxa sababa in heerka maciishaddu uu kor u kaco.


Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:32 0:00
XS
SM
MD
LG