Barnaamijka Caweys Washington ee caawa waxaan idinku haynaa;
- Nin isagoo hurda uu dhulku la go'ay isaga iyo sariirtiisiba. Waa sheeko naxdin leh oo ka dhacday gobolka Florida ee dalkan Mareykanka.
- Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo xafladda sanaduuradiisa 89-aad ugu dabaal dagaaya doolshe (Cake) miisaankiisu la eg yahay 89 kiilo garaam. Waxaana xafladda dabaal daggiisa ku baxaysa lacag dhan 600,000 oo dollar, taasoo ay soo aruuriyeen dhallinyada ka dib markii amarakaa la siiyay.
- Fanaanka Lafoole oo Xamar jooga oo aan wareysi qiimo leh idiinka hayno.