Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashada Kenya ee Isniinta


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegeynaa doorashada guud ee dalka Kenya oo dhici doonta maalinta Isniinta ah ee 4ta bisha March ee sanadka 2013-ka.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ah Yusuf Xasan oo ah xildhibaan u tartamaya baarlamaanka, Aamina Maxamed Gama'diid oo u tartamaysa kuraasta baarlamaanka ee dhanka haweenka ee deegaanka Isiolo ee gobalka bariga iyo Xuseen Aar oo ah ganacsade ku sugan magaalada Nairobi


Barnaamijka oo uu isku soo duway Daauud Aweys halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:32:50 0:00
XS
SM
MD
LG