Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti: Culimo Maxkamad la Horkeenay


Saddex ka mid ah culimada dalka Jabuuti oo la qabtay xilli ay socdeen mudaaharaadyo ay Isniintii sameeyeen taageerayaasha mucaaradka Jabuuti ayaa maanta la horkeenay maxkamad ku taalla magaalada Jabuuti.

Saddexdan sheekh ayaa lagu kala magacaabaa Cabduraxmaan Bahsiir, Giirre Maydal iyo Cabduraxmaan Barkhad Good.

Qareenka sedexda Shiikh ee xiran Zakariye Cabdullahi oo la hadlay VOA ayaa sheegay in culimada si sharci darrro ah loo soo xiray, loona diiday inay arkaan qareenadooda.


Wareysiga qareenka culimada halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00
XS
SM
MD
LG